A little ambition. A world of possibilities. Find your hosting plan →

Author: ServerSom

Sida Loo Sameyaa Facebook Page

Sumaddaada shaqsiyeed waa hantida ugu qiimaha badan ee aad ku leedahay bulshada dhexdeeda. Mid ka mid ah aaladaha ugu wanaagsan ee lagu kobcin karo sumcaddaada shaqsiyeed waa bogga bulshada ee facebook. Abuuritaanka boggaga Facebook ma ahan mid adag oo u baahan waqti badan . Kaliya waxaad ubaahantahay inaad raacdo dhowr kan talaabo ee soo socda.Kahor inta […]

Waa Maxay Sababta uu Ganacsigaaga ugu Baahanyahay inuu Leeyahay Website?

Sababata ayaa ah inaadan :- Sababtana waa inaadan lahayn website , ama uusan si hagaagsan u naqshadeysneyn, kuna xirneyn shabakkadda Google-ka ,lagana booqan karin mobile iwm, taas oo hoos u dhigto iibkaada iyo gaarista macaamiil badan.